NOW they have lyrics why is there a shahada? there Arabic & Somali Correction: Its Muslim
Lyrics: Samo ku waar, samo ku waar, saamo ku waar Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisaa, Samo ku waariyoo iyo bogaadin sugan Hanbalyo suuban kugu salaannee saamo ku waar Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay qarannimada Somaliland Xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar Guulside xanbaarsan soo noqoshadiisa kalsooniduu mutaystayee dastuurka ku salaannee Midnimo walaaltinimo goobanimo islaanimo kugu salaanee samow samidiyo samo ku waar samo ku waar saamo ku waar